blog image

Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada Konfur

Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada Konfur Galbeed Mudane Maxamuud Maxamed kheyre ayaa kormeer ku yimid Xafiiska Wasaaradda Gaadiidka DGKGS, waxaa xarunta Wasaaradda kusoo dhoweeyey Wasiirka Gaadiidka, Cirka iyo dhulka Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) oo warbixin guud ka siiyey Habsami usocodka shaqo ee Wasaaradda Gaadiidka Koonfur Galbeed.
Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada waxaa kormeerkiisa sidoo kale ku wehlinayey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha,Dowladaha Hoose Iyo Dib-U-Heshiisiinta KGS Mudane Mohamed Abukar Cabdi.
Social Share

Leave a comment