Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada Konfur Galbeed Mudane Maxamuud Maxamed kheyre ayaa kormeer ku yimid Xafiiska Wasaaradda Gaadiidka DGKGS, waxaa xarunta Wasaaradda kusoo dhoweeyey Wasiirka Gaadiidka, Cirka iyo dhulka Mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eeley) oo warbixin guud ka siiyey Habsami usocodka shaqo...
