+252 (615)571706 info@molat.sw.so
Sea Freight Air Freight Road Freight

Ministry Of land And Air transport

Wasaarda Gaadiidka waxey ku guuleysatey iney dib u dayactirto una dhisto Teriminal cusub Degmada Hudur ee Gobolka Bokool sidoo kale waxaa xusid mudan in wasaarda ay qorsheyso iney shaqaalo u tababarto Garoonka hudur.

Sea Freight Air Freight Road Freight

Ministry Of land And Air transport

Wasaarda Gaadidka DGKS waxey ku guuleysatey iney sameyso Waxdii Gaadika Rayidka (PRA) waxdaas oo diiwaan geliso Agoonsiga Wadista Baabuurta ( License) Taargo ( plate Number) Kalaawato ( Road worth) iyo tirismataale.

Land Transportation

01

Regional Coordination

02

Air Transportation

03

Corporate Service

04

01

About Us

MOLAT

Wasaarda Gaadidka  dowlad Gaboleedka Koonfurgalbeed Somalia waxey ka mid tahy 25 ta wasaaradood oo ka howl gala dowlad goboleedka Koonfurgalbeed Somalia hase ahaatee Wasarda Gaadiidka DGKS waxey si dhow shaqo wadaag u yihiin  wasaaradaha kala ah Wassarda Maaliyada,Wassarda Howlaha Guud iyo guriyeenta, iyo Wassarada Amniga Dowlad Goboleedka Koonfurgalbeed Soomaliya.

+

02

Our Services

Services

Department of Land Transportation

Department of Air Transportation

Department of Corporate Service

Department of Regional Coordination Secretariat